Madax kala duwan oo ka qeyb gashay Aaska Madaxweynihii hore ee Puntland (Daawo Sawirro)

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamul goboleedka Puntland aas balaaran loogu sameeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Yuusuf oo dhawaan ku geeriyooday dalka Kenya. Aaska Marxuumka waxaa ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan ay kamd yihiin Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanaka federaalka, qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada iyo masuuliyiin … Continue reading Madax kala duwan oo ka qeyb gashay Aaska Madaxweynihii hore ee Puntland (Daawo Sawirro)